Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO VEDIO:- Xisbiga Madaxweynaha Kenya oo Olole Cajiib ah ka wada Nairobi iyo Soomaalida oo hada loo soo baahday

Mogdisho-{Rajonews} Xisbiga Jubille oo ah Xisbiga talada Dalka Kenya haya ee uu ka tirsan yahay Madaxweyne Uhurru kenyatta, sidoo kalena Xisbiga waxa ay doonayaan in mar kale dalka hogaamiyaan.

Madaxweyne Ku Xigeenka Dalka Kenya ayaa socdaal ku tagay Xaafadaha ay Soomaalida ku badan yihiin ee Dalka Kenya.

Socdaalka Madaxweyne ku xigeenka Kenya ayaa la xiriiray ololaha doorashada iyo sidii Xisbiga talada haya ee Jubille ay taageero badan ugu heli lahaayeen Soomaalida dagta Kenya.

Waxaa socdaalkiisa ku wehlinaayay Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya gaar ahaan kuwa ku jira Xisbiga Jubille.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement