Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO VEDIO: Wariye caan ah oo War dagaal tabinayay oo Rasaas ooda looga qaaday “ka dib maxaa dhacay?+(DAAWO)..

Mogdisho-{Rajonews} Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya Labo Beel walaalo ah oo ood wadaag ku ah magaaladaasi.

Rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa Labada beel ee walaalaha ah,islamarkaana waxaa jira qasaaro ka dhashay dagaalka oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Sidoo kale.Shacabka Baladweyne marka laga soo tago dagaal beeleedyada waxaa saameyn ku yeeshay Fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabelle ee bartamaha ka mara magaalada.

Wariye Cabdi Wali oo tabinayay warka dagaalka ayaa  mar qura Xabad ka dul dhacday ka dibna maxaa dhacay.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement