Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO VEDIO: Wariyaha caanka ah ee Sagal Mustafa oo u xuub siibatay Fanaan Hees macaan ahna ku luqeysay..

Mogdisho-{Rajonews} Wariyaha caanka ah ee Sagal Mustafa ee hadda u xuub siibatay Tv-ga RTN ee fadhigiisu uu yahay magaalada Nairobi ayaa qaatay Hees si weyn Somalida u taqaano.

Wariyad Sagal ayaa Heesta ku lartay cod macaan oo dadkii daawaday lama filaan ku noqotay,waxaana ilaa iyo hadda daawaday dad kumanaan kor u dhaafaya

Fanaaniinta qaar ayaa ku cad macaan fanaaniinta qaar sida sagal Mustafa oo hadda tijaabisay iney qaadi karto Hees waliba si macaan u qaaday.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement