Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO VEDIO: War cusub oo ku soo kordhay dhaq dhaqaaqa siyaasadeed ee Nairobi & Jawaari oo xeelad cusub adeegsanaya..

Mogdisho-{Rajonews} Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu danbeeyay ee Xildhibaanada Nairobi ugu shiray madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mohamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Xildhibaanada oo uu hogaaminayo Xildhibaan C/rashiid Xidig ayaa dhaliilsan hogaanka Dowladda Soomaaliya iyagoo kulankooda siyaabooyin kala duwan loo fasiray.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa si aad ah uga carooday talaabada ay qaadeen Xildhibaanada qaarkood oo ku shiray magaalada Nairobi.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Osmaan Jawaari ayaa tagay magaalada Nairobi halkaasi oo uu kulamo kula leeyahay Xildhibaanada gadoodsan.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in dhaq dhaqaaqa siyaasadeed ee ka socda Nairobi uu caqabad ku yahay hanaan siyaasadeedka Dowladda Farmaajo iyo hormarka lagu talaabsanayo.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement