Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO VEDIO:- Shirkadda DP-world oo Maanta si Rasmi ah ula Wareegtay Dekadda Berbera

Mogdisho-{Rajonews} Magaalada Berbera waxaa maanta oo Khamiis ah si rasmi ah Dekadda Magaaladaasi loogu wareejiyay shirkadda DP-world ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.

Munaasabad kooban ayaa lagu qabtay Magaalada Berbera, waxaana ka qeyb galay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo masuuliyiin ka tirsan shirkadda DP-world.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta rasmi ah ugu wareejiyay maamulka Dekedda Berbera shirkadda Dubai Ports World ee dalka Imaaraadka Carabta. Heshiiskaasi ayaa horay u dhaliyay muran badan.

Shacabka Soomaaliland ayaa horey Madaxdooda ugu eedeeyay in ay ku fashilmeen Hoggaaminta iyo u adeecsanaanta shacabka, waxaana ay sheegeen in ay ka soo horjeedaan heshiisyada lala galaayo shirkadaha ajaanibta ah.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement