Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO VEDIO: QM Maxay ka Ogtahay dhagarta Somalia loogu maleegayo shirka London & muhiimada laga leeyahay?+(XOG)..

Mogdisho-{Rajonews} Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr Keating oo wareysi dheer ah bixiyay ayaa ka hadlay shirka London ee inta badan diirada lagu saarayo arimaha Somalia.

Mr Keating oo qeyb ka ah Wafdiga shirka ka qeyb galaya ayaa sheegay in rajo wanaagsan uu ka muujinayo mira dhalka shirkaasi.

Sidoo kale,Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa hoosta ka xariiqay in shirka muhiimadiisu ay tahay sidii taageero loo siin lahaa Dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada jira.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement