Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO VEDIO: MD Farmaajo oo la yimid Qorshe cusub oo horay loogu arag Xasan Sheikh+(XOG MUHIIM AH)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u balan qaaday dhalinyarada Soomaaliyeed inuu u sameynayo mashaariic lagu hormarinayo aqoontooda iyo waliba iney fursado shaqo oo noloshooda hormarisa.

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlayay Munaasabada 15-ka May ayaa sheegay iney muhiim tahay in dhalinyarada Soomaaliyeed ee maanta jooga ay is garab qabsadaan,islamarkaana ka shaqeeyaan hormarka dalka iyo sidii Nabad iyo nolol waarta lagu gaari lahaa.

Wuxuu carabka ku adkeeyay in Dowladdiisa dadaal iyo Juhdi adag ku bixin doonta sidii lagu heli lahaa siyaasad iyo wadiiqo toosan ay ku shaqeeyaan dhalinta.

Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayuu ka dalbaday iney la timaado siyaasad cad oo lagu jiheynayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee u bareeray dhibaatooyinka dalka ka jira.

Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa hadda dhibaatooyin badan wajahaya,waxayna qaarkood u bareereen iney tahriibaan halka qaarka kale dhibaatooyinka ku heystaan gudaha dalka Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement