Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO VEDIO: Maxaadan Ogeyn oo ka cusub magaalada Kismaayo & Shacabka oo Naxsan?+(XOG)..

Mogdisho-{Rajonews} Ciidamada maamulka Jubba Land ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ka bilaabay howlgal lagu xaqiijinayo amaanka guud ahaan magaalada.

Ciidamada ayaa mid mid u baaraya gaadiidka iyo dadka saaran,waxaana howlgalada inta badan ay ka socdaan xaafadaha iyo Controlada laga soo galo magaalada.

Ciidamo aad u hubeysan ayaa lagu arkayaa gudaha magaalada,kuwaasi oo dadka iyo gaadiidka baaraya…

Shacabka magaalada Kismaayo ayaa si aad ah u soo dhaweeyay Howlgalka…

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement