Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Daawo Vedio:- Khudbada Ra’iisul Wasaaraha ka jeediyay Shirka Doha Forum

Mogdisho-{Rajonews} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeediyay shirka Doha Forum ee looga hadlayo arrimaha siyaasada, dhaqaalaha, xaaladaha gobolka iyo arrimo kale.

Khudbada Ra’iisul Wasaaraha oo aheyd luqada English-ka ayaa luqada Carabiga loogu turjumayay Madaxda kale ee shirka ka soo qeyb galayay.

Waxaa uu diirada ku saaray khudbadiisa xaaladaha amni ee ka jira Soomaaliya, dagaalka Shabaab, arrimaha bani’aadanimada iyo horumarka ka jira dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka codsaday in wax laga qabto xaaladaha abaareed ee ka jira dalka.

Shirka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar, Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir iyo Madax kale.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement