Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO VEDIO: Feysal Cali Waraabe oo Hurdada kaga Toosiyay Siilaanyo Xil muhiim ah uu magacaabay..

Mogdisho-{Rajonews} Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Feysal Cali Waraabe ayaa magacaabay madaxa Ololaha doorashooyinka Xisbiga UCID.

War Saxafadeed uu soo saaray Feysal Cali Waraabe ayuu Xilkaasi ugu magacaabay Eng: Axmed Xirsi Ducaale,kaasi oo hadda wixii ka danbeeya ka shaqeyn doonaa sidii doorashada xiga ugu ololeyn lahaa.

Eng: Axmed Xirsi Ducaale ayaa lagu tilmaamay howlkar howshiisa si wanaagsan kaga soo dhalaali kara.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement