Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO VEDIO: Dil uu geystay Darawalkii Generaal Gaafow oo laga baqayo inuu isku rogo Beel & Gaafow oo hadlay..

Mogdisho-{Rajonews} Taliyihii hore ee Hay’ada Nabad sugida & sirdoonka Qaranka Generaal Gaafow Maxamuud ayaa ka hadlay dil nin Darawalkiisa ah Muqdisho ugu geystay agaasimihii Maxkamada sare ee dalka.

Generaal Gaafow ayaa sheegay in gacan ku dhiiglaha uu ahaa darawalkiisa,islamarkaana la buun buuninayo dilka uu geystay.

Wuxuu sheegay in hada gacan ku dhiig laha uu ku jiro gacanta Dowladda,islamarkaana la marsiin doono Cadaalada,sida uu hadalka u dhigay,balse waxa uu ka digay in la siyaasadeeyo

Dilka ayaa dhacay 9-kii bishan May,wuxuuna ka dhacay degmada Waabari ee gobolka Banaadir.

Taliska Booliska ayaa hadda gacanta ku haya Ninka dilka u geystay Alle ha u naxariistee Agaasimihii Maxkamada sare ee dalka.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement