Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO VEDIO: Ambassador Max’ed Cabdi Afey oo banaanka soo dhigay sirta ku duugan shirka London & damaca waalan ee Beesha caalamka+(CADEYN)..

Mogdisho-{Rajonews} Wakiilkii hore ee urur Goboleedka IGAD u qaabilsanaa Soomaaliya hadana ah Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Qaxootiga Soomaaliya Amb: Maxamed Cabdi Afey ayaa ka hadlay shirkii ku soo gabagaboobay magaalada London ee arimaha Soomaaliya looga hadlayay.

Mr Afey ayaa aragtidiisa ku sheegay iney muhiim u tahay Soomaalia shirkaasi,islamarkaana qeyb weyn ka qaadan kara hormarka Somalia.

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Qaxootiga Soomaaliya Ambassador Afey ayaa sheegay in Soomaaliya hada ay cagta saartay wadadii guusha kaliya ay u baahan tahay taageero ay ka hesho Beesha caalamka,sida uu hadalka u dhigay.

Shirkii London ayaa taageero xoogan loogu raadinayay Dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo,taasi oo hadda curdun ah.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement