Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Shariif Xasan oo soo jiitay Quluubta dadk Soomaaliyeed & balanqaadkii uu usameeyay Farmaajo

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sh Aadan ayaa khudbadii uu ka jeediyay kulankii jaaliyadda UK iyo madaxda Soomaaliyeed ka sheegay in Soomaaliya ay tahay dal mideysan.

Shariif Xasan ayaa tilmaamay iney si mideysan ku yimaadeen London uuna masuul ka yahay wafdigooda madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

“Anaga midnimo iyo walaalnimo ayaan uwada soconayaa, waxii lasoo maray waa lasoo maray, waxaana rajeyneynaa inaan dhamaanteed la wada shaqeyno madaxweynaheena”ayuu yiri Shariif Xasan Sh Aadan.

Shariif Xasan ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uusan kaligiis waxba qaban karin, ilaa uu helo garabka shacabka Soomaaliyeed ayna maamul goboleedyada hiigsanayaan Soomaaliya oo meel wanaagsan gaarta.

Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya aya ugu baaqay qurba jogta iney walaaloobaan oo ay qabiilka ka haraan maadama uu kaliya qurbaha ku haray

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement