Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO:- Salaad Cali Jeelle oo soo Bandhigay Sirta ka dambeysa madasha lagu sheegay Horu-socod ee Nairobi looga dhawaaqay

Mogdisho-{Rajonews} Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa si weyn uga soo horjeestay madasha Horu-socod oo dhawaan looga dhawaaqay magaaladda Nairobi iyo sidoo kale Muqdisho.

Waxaa uu sheegay in go’aanka xildhibaanada uu niyad jebiyay dad badan oo filayay in xiligan ay Soomaaliya raacday wadadii hormarka iyo nabadda.

Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in xukumada cusub ay kaliya jirto bil iyo dhowr maalin isla markaana aanan la gaarin xiligii go’aankaas deg deg ah la qaadan lahaa.

Hadalka Salaad Cali Jeelle ayaa kusoo aadaya xili Xildhibaanadii horu-socod ay badaleen qorshahoodii ay ku mucaaradeen dowladda iyagoo sheegay iney kaliya yihiin xisbi siyaasadeed.

HALKAAN KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement