Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Qoyska Masuulkii uu dilay Darawalkii Jen Gaafow oo Hanjabaad & Digniin ku socota Farmaajo kasoo diray…

Mogdisho-{Rajonews} Qoyska uu ka dhashay Allah ha unaxariistee Mursal Cumar Cismaan ayaa sheegay iney kaliya ku qancayaan in la dilo darawalkii Gen. Cabdullahi Gaafow Maxamuud ee dilkaas geystay.

Waxaa ay sheegeen in dowladda Farmaajo ay sameneyso xasuuq lamid ah kii Maxamed Siyaad Barre, hadii ay heli waayaan xaquuqdoodana aysan waligood ka sabri doonin waxii loo geystay.

Dhanka kale Taliyihii Hore ee Nabad Sugida ayaa ka hadlay arinta dilka ah ayaa sheegay inuu ciidamada nabad sugida ku wareejiyay ninkii dilka geystay.

Dowladda Soomaaliya ayaanan wali si buuxda uga hadlin dilka marxuumka oo ahaa sargaal katirsan maxkamadda sare.

Booliska ayaa haatan wada baaritaano lagu ogaanayo qaabkii uu dilkan udhacay.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement