Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO:- Qarax goordhaw ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho

Saraakiil ka tirsan Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ayaa goordhaw noo xaqiijiyay in Qarax xoog leh uu ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo la sheegay in uu ahaa Miino gaari lagu soo xeray ayaa ku qarxay meel ku dhaw Xarunta Immigration-ka Sidoo kalane ku dhaw Maqaaxi lagu Magacaabo Italia.

Dad Goob joogayaal ah ayaa Soo sheegay in ay arkayaan dad Gubanaya iyo meydadka dad rayid ah gaariga qarxay ayaa la sheegay in uu wadada maraayay.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement