Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: P/land oo Qorsheysay arin ka careysiin karta MD Farmaajo & RW Kheyre iyo Garowe oo laga dareemayo..

Mogdisho-{Rajonews} Safiirka safaarada Masar u fadhiya Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland halkaasi uu kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland.

Mas’uuliyiinta safiirka uu Garowe kula kulmay waxaa ka mid ah madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Cumar Camey oo ay arimo badan ka wada hadleen.

Safiirka safaarada Masar u fadhiya Soomaaliya ayaa u balan qaaday maamulka Puntland in Dowladda Masar uu isaga Wakiilka ka yahay wax badan u qabaneyso Puntland,islamarkaana ku dadaali doonto sidii taageeradeeda u soo gaarsiin lahayd deegaanada Puntland.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement