Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: MD Hirshabelle oo Khudbad Xasuus reebeysa ka jeediyay Kulankii DFS & Jaaliyadda London

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha maamulka Hiirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble oo hadal kooban ka jeediyay Xafladii Soomaalida UK iyo madaxda DFS ayaa hadalkiisa ku bilaabay ” Soomaaliya Ha Noolaato”

Cali Cabdullahi Cosoble ayaa sheegay in madaxda maamuladda iyo kuwa DFS ay si wadajir ah ujoogaan magaaladda London ayna madaxweynaha ku raacsan yihiin inuu hogaamiyo danta qaranka Soomaaliyeed.

“Waxaan idiin xaqiijinayaa in Soomaaliya mid tahay, hal madaxweynana leedahay”ayuu yiri madaxweynaha maamulka Hiirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble.

“Dhib waxaan soo mari karnay, xaqiiqdii Soomaaliya waxa ka jira, waxaa soo laabanaya Soomaaalinimadii iyo dowlad nimadii”

Ugu dambeyn Cali Cabdullahi Cosoble ayaa ugu baaqay jaaliyadda UK midnimo Soomaaliyeed”  Waxaan idinku baaqayaa midnimo waxaan idinkula dar daaramayaa anaga hadaan nahay masuuliyiintii Soomaaliyeed ee dalkii ka timid anagu waan mideysanahay adinkana sidaas ayaan idiinku baaqayaa”

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement