Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: MD Galmudug Xaaf oo si adag uga hadlay Qabiilka sheegayna Iney ubaahan yihiin Labo Sano si….

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha maamulka Galmudug State Axmed Geelle Xaaf oo hadal ka jeediyay kulankii Jaaliyadda UK iyo madaxda DFS ayaa si adga uga hadlay mindimada Soomaaliya iyo in qabiilku dhibaato yahay.

Axmed Geelle Xaaf ayaa shacabka Soomaaliyeed ogeysiiyay in qabiil uu dhintay isagoo yiri “Qabiil waa dhintay ee qabiil iska daaya”.

Madaxweynaha Galmudug ayaa dhanka kale sheegay in qabiilkii uu gudaha Soomaaliya ka dhamaaday laakiin uu ku haray qurbaha.

Axmed Geelle Xaaf ayaa sheegay in hadii jaaliyadaha Soomaaliyeed ay si dhab ah ula shaqeeyaan dowladda ay Soomaaliya gaareyso meel heer sare ah oo midnimo ah.

Sidoo kale, waxaa uu sheegay in ugu yaraan ay ubaahan yihiin labo sano si loo arko Soomaaliya oo cagta saarta wadadii hormarka.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement