Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Madaxweynaha J/Land A.Madoobe oo Khudbd qiiro leh ka jeediyay London & Dadkii oo sacabka…

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in dadka qurba joogta ay kaalin weyn ku leeyihiin gudaha Soomaaliya maadama ay si weyn uga gurmadeen dadkii ay abaaraha dhibaateeyeen.

 

Axmed Madoobe ayaase intaas ku daray iney adag tahay in mudo intaas la eg uu dal ahaado dowlad la’aan, uuna isleeyahay caalamka ayaa idinku tijaabinaya inta dowlad la’aan la noqon karo.

Laakiin waxaa uu sheegay in Qurba Joogta Soomaaliyeed uu wanaagii ku haray, laakiin iyaga uu ku dambeeyo qabiilka.

 

“Gudaha marka la joogo dadka waa kasoo daaleen laakin adinka wali xiisa ayaa idinku jira”ayuu yiri Axmed Madoobe o tilmaamay iney London uyimaadeen si midnimo ah.

 

“Wax micno ah ma sameyneyso shir London, Paris ama Jarmalka loo yimid ee waxaa muhiim inoo ah midnimada Soomaaliya”ayuu yiri Axmed Madoobe.

 

Mar uu ka hadlayay madaxda badan ee isbar bar yaacaya ayuu Axmed Madoobe shegay in shaqsiyan uusan rumeysneyn Federaalisimka ama maamul goboleedyada, markaasna goobta dhan waxaa isqabsaday sawaxan daqiiqado badan socday.

 

Laakiin ujeedada laga leeyahay maamul goboleedyada ayuu sheegay iney tahay in kaliya hadii si wada jir ah la isugu imaan waayay meel meel dadka la isugu geeyo kadibna la isku keeno.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement