Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Fanaanka weyn Xuseen Shire Ciyaar Jecel ” Waan Ognahay Inay yihiin Jawaasiis u shaqeeya Itoobiya iyo Kenya yihiina Ilmo Gabre”.

Mogdisho-{Rajonews} Fanaanka weyn Xuseen Shire Ciyaar Jecel oo kamid ah Kooxda fanaaniita Qeylo dhaan ayaa xildhibaanada Hor u socod ee uu hogaamiyo C/Rashiid Xidig ku sheegay Iney yihiin ilmo Gabre oo u adeegaya Itoobiya.

Inkastoo uu yahay fanaan, hadana Xuseen Shire ayaa dad badan kaga yaabsaday qaabka uu uga hadlay arintan isagoo si weyn utaageeray dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo.

Hadalka Fanaanka ayaa kusoo aadaya xili gudoomiyaha KMG ah ee xildhibaanada Horusocod ay ku dhawaaqeen ineysan mucaarad ku aheyn dowladda laakiin ay sameysteen xisbi siyaasadeed oo ay doonayaan iney wax ku saxaan.

HOOS KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement