Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Dhacdo Naxdin leh: Hooyo & Carruurteeda oo Qarax lagu laayay..

Afar qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay degmada Liboi ee Kenya kadib markii baabuur ay la socdeen dad rayid ah ay ku qaraxday miino la dhigay waddada.

Dadka degaanka ayaa weriyahayah VOA ee Gaarisa u xaqiijiyey in dhammaan dadka dhintay ay yihiin rayid.

Baabuurkan ayaa la sheegay inuu ka yimid Liboi uuna u socday magaalada Gaaris

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada Qaraxa.

RIIX HALKAAN OO DAAWO MUQAAL VEDIO AH 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement