Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: C.Wali Gaas oo Yiri Waan Farmaajeysanahay, Waxaana usoconaa Midnimada Soomaaliya

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo Khudbad heer sare ah ka jeediyay kulankii jaaliyadda London iyo madaxda dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay Inuu Farmaajeysan yahay.

 

“Caawa dhamaanteen wa wada farmaajeysanahay, waxaan leenahay marka Farmaajo noo wada geeya”ayuu yiri Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha maamulka Puntland.

 

Mar uu ka hadlayay isku yaaca madaxda badan ee Soomaaliya aysan aheyn tafaraaruq ee ay tahay midnimo Soomaaliyeed oo uu madaxweyne Farmaajo hogaaminayo.

 

“Waxaan diyaar unahaya anagoo mid ah, anagoo meel uwada joogna inaan dib uhanano midnimadii, xoogeenii iyo awoodeenii”ayuu yiri Cadi Wali Gaas.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement