Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Beelaha Abgaal iyo Xawaadle oo hal Arrin uga carreysay xukuumadda Kheyre (XOG MUHIIM)

Mogdisho-{Rajonews} Beelaha Abgaal iyo Xawaadle oo ka tirsan Hawiye, dhanka kalena kamid ah Hirshabelle ayaa si isku mid ah waxay uga carreysan yihiin Xukuumadda Kheyre.

 

Waxay u arkaan Beelahan in xukuumaddan ay cunoqabateyn ay saartay shacabka Hirshabelle, kadib markii ay diidday mashaariic badan oo dhankaasi ku wajahnaa.

 

Arrinta diyaaradihii Khaatka, Dekadda Ceel-macaan iyo Cisalley ayeey u arkeen in lagu xumeynayo iyaga lana doonayo inaanay horumarin.

 

Waxay sheegeen in dowladdan ay ka fiirsan doonaan haddii aanay degdeg uga laaban go’aannadii hore, lana fasixin dhismaha mashruucyadaasi.

 

Hirshabelle ayaa doonaya inuu dhiso dekadda Ceelmacaan, balse dowladda waa ay diidday, halka cisalley ay xukuumadda Kheyre ku sheegtay iney tahay Muqdisho.

 

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement