Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Amiin Arts oo Sawir Xasaasi ka sameeyay Xildhibaanada Nairobi ka bilaabay Qorshe ka dhan Dowlada Soomaaliya

Mogdisho-{Rajonews} Farshaxamiistaha caanka ah ee Amin Camir ayaa sawir niyad jableh ka diyaariyay qorshaha xildhibaanadii ku heshiiyay iney kasoo horjeestaan madaxweyne Farmaajo iyo Xukumadda Kheyre.

Sawirkan ayaa muujinaya madaxweyne Farmaajo oo dhisaya Qariirada Soomaaliya oo ay ka muuqato nabad iyo nolol iyo Xildhibaan Xidig oo bur burinaya.

Qof Walba oo arka sawirkan ayaa fahmi kara macnaha uu ximbaarsan yahay laakiin, dad badan ayaa isweydiinaya sababta keentay in xildhibaanadii doortay Farmaajo ay haatan mucaarad isku badaan

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement