Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Al-Shabaab oo guulo ka sheegtay dagaalo ay la galeen Ciidamada Itoobiya, Burundi, Uganda & Kenya

Mogdisho-{Rajonews} Ururka Al Shabaab, ayaa guulo ka sheegtay dagaalo ay la galeen Ciidamada Militariga Itoobiya, Burundi, Uganda iyo Kenya, ka dib markii ay isu wajaheen afar ka mid ah Gobolada Somaliya.

Afhayeenka Ciidamada Ururka Al Shabaab, C/casiis Abuu Muscab, ayaa sheegay in Ciidamada Amisom ay kula dagaalameen Gobolada Hiiraan, Shabellaha Dhexe, Shabellaha Hoose iyo Jubbada Hoose.

Afhayeenka, ayaa sheegay Ciidamada Itoobiya in ay kula dagaalameen Gobolka Hiiraan, iyadoo Ciidamada Burundi ay kula dagaalameen Gobolka Shabellaha Dhexe, Ciidamada Uganda ay iyana kula dagaalameen Gobolka Shabellaha Hoose, halka kuwa Kenya ay kula dagaalameen Gobolka Jubbada Hoose.

C/casiis Abuu Muscab, ayaa sheegay dhammaanba dagaaladan oo Ciidankooda ay qaadeen, in khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh ku gaarsiiyeen Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement