Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

AKHRISO: 10- ka mid ah Saraakiisha Al-shabaab oo go’aansaday iney isku soo dhiibaan DF+(Magacyada)..

Mogdisho-{Rajonews} Waxaa socda qorshe ballaaran oo la sheegayo in Al-shabaab saraakiil kamid ah ay isugu dhiibi doonaan dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Saraakiishaan ayaa ku sugan qaar kamid ah gobollada dalka, waxaana ay wataan ciidamo dhowr ah, iyadoo wada hadal ay la lahaayeen dowladdana uu meel gabogabo ah marayo.

 

Wakaaladda wararka ee Waraqaad.com ayaa ogaatay magacyada saraakiishan iyadoo laga yaabo in maalmaha soo aaddan ay soo galaan.

 

Magayacyada

1- Cali Diiriye

2- Axmed Abuu Anas

3- Sakariye Muumin Sheekh

4- Jamaal Ganey Auu Dalxa

5- Nuuradiin Hajuum

6- Abuu Ayman

7- Xasan xeyle

8- Khaalid Faarax Deerow

9- Abuu Hani

10- Jaamac Jugta Culus

Magacyadan waxaa inoo xaqiijiyey ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo, muhiimna aan ahayn in halkaan laga baahiyo magacyadooda, sidoo kalena magacyada raggan waxay noqon karaan kaliya is afgarad ama magac u yaal.

 

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement