Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

AKHRISO: Go’aanka uu C/raxmaan C/ashakuur uu ka qabo Xildhibaanada ku shiray Nairobi & Qoraal lama filaan oo..

Mogdisho-{Rajonews} C/raxmaan C/shakuur oo horay u ahaa musharax madaxweyne ayaa ka hadlay go’aankiisa ku aadan Xildhibaanada ku shiray magaalada Nairobi ee ka horjeeda Dowladda Soomaaliya.

C/raxmaan C/shakuur oo bartiisa Facebooka soo dhigay war ku aadan xaalada dalka uu ku sugan yahay iyo sheekada lagu hayo Nairobi ayuu sheegay iney muhiim tahay in fursad la siiyo Dowladda Somalia.

Ku dhawaad 100-Xildhibaan oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ku shiray magaalada Nairobi ayaa sameystay madal ay ku mideysan yihiin Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Dowladda,kuwaasi oo dhaliilsan hanaanka shaqo ee Dowladda uu hogaamiyo Farmaajo.

Dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa jirta mudo kooban oo ah 100-keeda maalmood uu ugu horeysay waxaana lagu amaani karaa howlo badan oo la qabtay.

Xildhibaanada ku shiray magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa waxaa hogaaminayo Xildhibaan C/rashiid Xidig,waxaana lagu micneeyay ujeedkooda han xilnimo iyo han dhaqaale.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement