Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Xubno kamid ah Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo maanta lagu doortay Muqdisho

Muqdisho-( Rajonews )-Labadii Kursi ee ugu dambeysay Xildhibaanada ka imaanaya gobolada waqooyi ee Aqalka Sare oo maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kusoo baxay labo xildhibaan.

Kursigii ugu horeeyay ayaa waxaa kusoo baxay Bilaal Idiris Cabdulaahi oo helay 23.

Halka kursigii ugu dambeyana uu kusoo baxay Saciid Cabdi Xuseen ka dib markii ay tanaasushay Maryan Axmed Xuseen oo kursigaasi kula tartameysay.

Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ayaa guud ahaan lasoo gabagabeeyay.

Xildhibaanada Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi ayaa dhammaantood waxaa lagu doortay Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement