Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa xalay Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Siciid Xasan Geeddi oo kamid ahaa Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay isbitaalka Digfeer waxaana hayay xanuunka dhiig kar oo ugu dambeyn xalay u geeriyooday sida ay xaqiijiyeen xubno eheladiisa kamid ah.

Sida aan wararka ku heleyno Xildhibaanka geeriyooday ayaa ahaa Xildhibaankii ka maqnaa kulankii Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ku dooranayeen 8-dii bishan Madaxweynaha Soomaaliya.

Xildhibaankan ayaa noqonaya Mudanaihii labaad ee ka geeriyooda Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, waxaana magaalada Garawe horey ugu geeriyooday Xildhibaan kale oo isna geeriyooday markii dib loo soo doortay kadib.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement