Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Wadooyinka Muqdisho oo lagu xiray Dhagxaan iyo Caro + SAWIRO

Muqdisho-( Rajonews )-Amaanka magaalada Muqdisho ayaa saro loo qaaday inta ay socdaan doorashada Madaxwenaha Soomaaliya, waxaana wadooyinka muhiimka ah la dhigay ciida o isugu jira booliiss, Nabad sugid iyo Ciidamada AMISOM.

Wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho gaar ahaan wadooyinka jidcadayaasha ayaa lagu xiray dhagxaan sghub ah iyo kaarikooyin caro ah, waxaana gabi ahaan wadooyin badan laga dhigay kuwa aysan isticmaali karin gaadiidka iyo Mooto bajaajta.

Wadooyin kale oo kuyaala magaalada Muqdisho ayaa iyana la dhigay Ciidamada dowlada kuwaa oo gaadiidka u diidaya in ay maraan , waxaana wadooyinka loo ogol yahay kaliya gaadiidka ay wataan masuuliyiin iyo cidamada Dowlada.






Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement