Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Ururka Al Islaax oo Taageeray Doorashadii Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho-( Rajonews )-Ururka Islaamiga ee Geeska Afrika Al Islaax ayaa ka hadlay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Muqdisho ee lagu doortay Farmaajo, waxa ayna Hambalyo u direen Madaxweynaha cusub ee Somaaliya.

Qoraalka kasoo baxay Ururka Al Islaax ayaa looga mahad celiyay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya uu Ururku tilmaamay in ay muujiyeen wadaniyad dhab ah ayna doorteen shaqsi Bulshada Soomaaliyeed aad u rabtay.

Qoraal kooban oo kasoo baxay Ururka Islaax ayaa u qornaa sida tan

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement