Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

TOP NEWS: Musharax Zakariye Xaaji oo weerar ku qaaday Dowladaha Ethiopia iyo Kenya

Muqdisho-( Rajonews )-Musharaxa Madaxweyne Mudane Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo Baarlamaanka Soomaaliya Maanta ka Horjeediyay Qudbad ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ay kamid yihiin Siyaasadda Dalka iyo Faragelin ay Dalalka Dariska ah ku hayaan Soomaaliya.

Musharax Sakariye ayaa sheegay in Faragelinta Dowladaha Deriska ay gaartay in ay Doorashada Soomaaliya Xittaa ay Ferageliyaan,waxaana uu sheegay inuu ka hortagayo haddii uu Madaxweyne noqdo.

Sakariye ayaa sheegay in haddii uu ku Guuleysto Xilka Madaxweyne uu raacayo wadadii ay mareen Madaxweyneyaashii Islaamka iyo Nibi Muxamed NNKH.

Sidoo kale Musharax Sakariye ayaa sheegay in Musharaxiinta hadda Tartamaya ay isugu jiraan Saddex Nuuc oo kala ah

Idooro aan ku dileen

Idooro aan ku dayacee

Idooro aan ku daryeelee

Waxaana uu Xusay inuu  yahay asaga kan ugu dambeeya ee ah I dooro aan ku daryeelee.

Khudbadaha Musharaxiinta ayaa ah kuwa kulul oo ay isku weerarayaan, waxaana arintan ay tahay horumar laga sameeyay dhanka Siyaasada iyo Dimuquraadiyada.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement