Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

TOP DHAGEYSO: Diyaarad Hub ka soo qaaday Ethiopia oo ka dagtay Kismaayo

Kismaayo-( Rajonews )-Diyaarad weyn oo siday Hub kala duwan ayaa shalay galinkii dambe ka dagtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee xarumta Gobolka Jubada Hoose.

Mid kamid ah Saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay inay arintan tahay mid fool xun, waxayna ku tilmaameen Hub loogu tala galay inay isku xasuuqaan Shacabka Soomaaliyeed ee Jubooyinka.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement