Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Shariif Xasan iyo C/kariin oo howlo ku saabsan Ololaha Xasan Sheekh u tagay Nairobi + SAWIRO

Nairobi-( Rajonews )-Waxa manta magaalada Muqdisho ku so laabtay madaxweynayaasha Galmudug iyo K/Galbeed C/Kariim Guled iyo  Sherif Xasan oo maalmahan safka hore kaga jira ololaha musharax Xasan Shiikh.

Labada madaxweyne ayaa ka soo laabtay Nairobi haakaas oo ay kula so kulmeen madxweynaha Jubaland Axmed Madoobe si ay uga so dhaadhiciyaan inu ololaha ku soo biiro.

Xog ay heleyso Dalsan aya sheegeysa in kulanka is af-garad ku dhamaadaan oo ay ka dhaadhiciyeen Ahmed Madoobe inu ololaha ku soo bier uuna tagger xsan Sheikh .

Dawladda Ethiopia ayaa ka dhaadhicineysa madaxda maamul goboleedyada iney taageraan dib usoo laabashada Xasan Shiikh , waxaana ay Itoobiya ay hada taagero xoogan u heysaa Xasan Sheikh

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement