Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

RW Ku-Xigeenka oo gudoomiyay kulan looga hadlayay amniga doorashada Madaxweynaha + SAWIRO

Muqdisho-( Rajonews )-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa shir-gudoomiyay kulan looga hadlayay amniga doorashada Madaxweynaha  Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirada Cadaaladda iyo Amniga, Ku-Xigeenka Ergeyga gaarga ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, iyo taliyayaasha ciidamada qalabka sida.

 Maxamed Cumar Carte ayaa ciidamada qalabka sida iyo AMISOM kala hadlay in ay xoojiyaan wada shaqeeynta ka dhaxeysa iyo is dhaafsiga macluumaadka.

“Wada shaqeynta idinka dhaxeysa waa mida suurtagal ka dhigtay in si nabdoon ay u dhacaan doorashooyinkii labada aqal, sidaa awgeed, waxa aan idinku dhiiragelinayaa in aad isla wadaagtaan xogaha amniga si loogu guuleysto sugida amniga doorashada Madaxweynaha”. ayuu yiri Carte.

unnamedunnamed.jpg9_

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement