Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Qarax lagu diyaariyay mid kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo la fashiliyay + SAWIRO

Muqdisho-( Rajonews )-Ciidanka nabad sugida Soomaaliya ayaa shaaciyey iney saaka aroortii fashiliyeen qarax lagu soo qariyey bac oo ka dhici lahaa magaaladan Muqdisho.

Saraakiisha ayaa intaa ku daray in qaraxan la dhigay wadada Tarabuunka gaar ahaan meel ku dhow isbitaalkii Deva oo ku yaalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

“Ciidanka NISA u qaabilsan qaraxyada ayaa goobtaas gaaray, waxayna ku guuleysteen iney furfuraan miinadaas, iyadoon wax khasaare ah ka dhalan” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay NISA.

Sidoo, kale qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in miinadaas loogu talo galay in lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed, ayna halkaas dhigeen kooxo argagixiso ah sida warka loo dhigay.

Qaraxan saraakiisha NISA ay sheegeen iney fashiliyeen ayaa ku soo beegmaya xili magaalada Muqdisho laga dareemayo diyaar garaowgii ugu dambeeyey ee loogu jiro doorashada Madaxweynaha Somalia oo dhaceysa 8da bishan oo maalin kaliya ay ka harsan tahay.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement