Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Musharax Xasan Sheekh oo maanta qado sharaf u sameeyay xildhibaano kabadan 200 + SAWIRO

Muqdisho-( Rajonews )-Iyadoo meeshii ugu adkeyd uu marayo ololaha doorashada madaxweynaha ayaa musharaxa Xasan Shiikh maxamuud oo ka mid ah musharaxiinta ugu cadcad waxa uu maanta xaflad ballaaran oo ku muujinayo cududiisa waxaa uu ku qabtay hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.

Xafladam oo weli socota ayaa waxa la sheegayaa iney ka qeyb galayaan xildhibaano ku dhow 200 oo taageero u muujinaya musharaxa Xasan Shiikh, kuwaasoo sheegaya iney codkooda isaga siin doonaan.
Musharaxa Xasan Shiikh oo difaacanaya xilka madaxweynaha Somalia ayaa goor dhow gaaray goobta ay xafladaas ka socoto.

Dhoolatuskan uu Xasan Shiikh ka sameynayo galabta magaalada Muqdisho oo ah kii ugu weynaa ee illaa hadda la arko ayaa ku soo aadaya xili wax ka yar 24 saac ay ka harsan tahay doorashada Madaxweynaha Somalia oo beri ka dhaceysa Muqdisho.

Musharaxiinta u taagan doorashada ayaa ku guda jira saacadihii ugu dambeeyey ee ololaha doorashada, waxaana musharax walba uu dedaalkii ugu xooganaa ugu jiraa inuu taageerayaasha ugu badan ka helo xildhibaanada cod bixinta ka qeyb qaadanaya.









Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement