Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Musharax Cadow Cali Gees ” Waxba Kama Jiraan Inaan U Tanaasuli Doono Murashax Xasan Sheekh ”

Muqdisho-( Rajonews )-Hadal ka soo baxay Xafiiska Ololaha Doorashadda ee Murashax Madaxweyne Caddow Cali Gees ayaa lagu Beeniyey wararka sheegaya inuu Murashaxaasi heshiis la gaaray Musharax Xasan Sheekh Maxamuud iyo inuu ka tanaasuli doono Tartanka Doorashadda Madaxtinimadda Somalia.

Afhayeenka Xafiiska u ololeynaya Mrsharax  Madaxweyne Caddow Cali Gees oo la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa gaashaanka u daruuray arrintaasi, oo ay qaar ka mid ah Saxaafadda qoreen inay  ilo ku sugan Villa Somalia ka soo xigteen inuu Murashax Caddow Cali Gees u tanaasuli doono Murashax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay isku hayb yihiin.

“Marnaba lagama yaabo inuu Murashax Caddow Cali Gees u tanaasulo Murashax Xasan Sheekh Maxamuud, waxna kama jiraan inay ka wada hadaleen qoddobkaasi” ayuu yiri Afhayeenkaasi, oo intaasi sii raaciyey in Shaqsiyaadka u ololeynaya Musharax  Xasan Sheekh faafiyeen Borobogaandadaasi.

Dhinaca kale, Murashax Madaxweyne Caddow Cali Gees ayaa la saadaalinayaa inuu rajo xooggan ka qabo  xilka Madaxweynaha JFS,  waana Siyaasi galaangal badan oo saaxiibo badan ku dhex leh Labada Aqal ee BFS, isagoo  muddo dheer ahaa Mudane ka tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaliya.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement