Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Madaxweyne Farmaajo oo Xanibay Akoonada Wasaaradaha iyo Maamulka G/Banaadir

Muqdisho-( Rajonews )-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in la xanibay Akoonadii Qaar badan oo kamid ah Wasaaradaha Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ku lahaayeen Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya.

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa la sheegay in uu amar ku bixiyay in la xanibo Akoonada ay Bangiga dhaxe ku leeyihiin Wasaaradaha Xukuumada qaarkood iyo maamulka gobolka.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in la xanibay akoono iyana Hay’adaha dowlada qaarkood ku lahaayeen Bangiyo iyo iyo akoono ka furan qaar kamid ah Xawalaadaha Madaxa banaan ee ka howlgala magaalada Muqisho.

Xanibaadan lagu soo rogay akoonada Wasaaradaha Xukuumada iyo Hay’adaha dowlada ayaa la sheegay in looga gon leeyahay si looga hortago in xatooyo hanti qaran la sameeyo inta lagu guda jiro kala gurka.

Madaxweynje Farmaajo ayey noqoneysaa talaabadii ugu horeesay uu qaaday, waxa ayna arimahan kusoo aadeysa xili Madaxweynaha cusub uu balan qaaday in si xoogan ula dagaalami doono musuq maasuqa.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement