Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Madaxweynaha Koonfur Africa oo ka hadlay doorashadii Madaxweyne Farmaajo

Cape Town-( Rajonews )-Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa ka hadlay doorashadii Taariikhiga aheed ee ka dhacday Soomaaliya, waxa uuna hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha la doortay ee Maxamed Farmaajo.

Jocob Zuma ayaa sheegay in doorasho taariikhi ah oo u dhacday qaab dimuquraadi ah lagu doortay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Farmaajo, waxa uuna tilmaamya in Dowladiisa wada shaqeyn dhaw la yeelan doonto Madaxweyne Farmajao iyo dowladiisa.

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika ayaa sidoo kale sheegay in Madaweymaha cusub ee Soomaaliya kala shaqeyn doono xoojinta xariirka labada Dowladooda iyo sidii ay dhinacyo badan isaga kaashan lahaayeen.

Madaxda wadamo badan oo caalamka ah ayaa soo dhaweeyay doorasahdii ka dhacday Muqdisho ee lagu doortay Madaxweynaha shacbiyada badan ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxa ayna Madaxda usoo direen Madxaweynaha cusub hambalyo iyo bogaadin.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement