Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Kooxo Hubeysan oo xalay weerar ka geystay magaalada Bosaaso ee Gobolka Bari

Bosaaso-( Rajonews )-Wararka ka imaanaya Magaalo xeebeeda Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay xalay Weerar ku qaadeen Bar kontorool oo ciidanka Maamulka Puntland ay ku leeyihiin Boosaaso.

Inta la xaqiijiiyay 4 qof ayaa ku dhaawacantay weerarkaasi, iyadoo aysan jirin wax dhimasho ah oo soo gaaray ciidamadii la weeraray.

Dadka dhaawacmay ayaa isugu 2 askari iyo 2 qof oo shacab ah, waxaana dhaawacyada lagu dabiibayaa Isbitaalka guud ee magaalada Bosaaso.

Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ayaa waxaa ay sheegeen in ay iska difaaceen Kooxihii Weerarka kusoo qaaday oo loo maleynayo inay taabacsan yihiin Kooxda Daacish.

Sidoo kale waxaa ay Xaqiijiyeen in ay baxsadeen dableydii Weerarka geysatay, Magaalada Boosaaso ayaa Maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacayay Falal Lidi ku ah Ammaanka.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement