Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Jubaland oo ka hadashay Xildhibaan lagu xiray Magaalada Kismaayo

Kismaayo-( Rajonews )-Maamulka Jubbaland ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Jubbaland oo Shalay lagu Xiray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Jaamac Axmed Xasan Afhayeenka Ciidanka Booliska maamulka Jubbaland ayaa beeniyay in aysan jirin  Xariga la sheegay in loo geystay Xildhibaan Shuceyb Ibraahin Faarax.

“Xildhibaan lagu xiray Kismaayo ma jirto, Xildhibaanada Jubbaland waxaa ay leeyihiin Xasaanad Cid Xiri kartana  ma jirto”ayuu yiri Jaamac Axmed Xasan Afhayeenka Ciidanka Booliska maamulka Jubbaland.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Xildhibaan Shuceyb hadda Xabsiga laga siidaayay,balse laga dhigay Xabsi guri sida ay noo  sheegen Xildhibaanno ka tirsan Jubaland Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement