Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Islii Nairobi oo xalay aan laga seexan iyo banaanbaxyo dhacay + SAWIRO

Nairobi-( Rajonews )-Islii Nairobi ayaa xalay aad loogu dabbaal dagay guushii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku guuleystay xilka madaxweynaha Soomaaliya 4ta sano ee soo socota.

Muhaajiriin badan oo gaaraya tobanaan kun ayaa ku nool xaafada Islii kuwaasoo dagaalka sokeeye ee Soomaaliya ka saoo baxsaday laga soo bilaabo 1991 markii dawladii dhexe ee Soomaaliya ay burburtay.

Xalay waddooyinka Islii ayaa saacado badan ay ku dabbaal dagayeen ayagoo waddooyinka isugu soo baxay hal ku dhagyo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ay ku taageerayaana qaadayay.  Qaar ayaa gawaari watay isla markaana hoonka yeerinaayay.

Farmaajo ayaa intii raisul wasaaraha uu ka ahaa dawladii Sheekh Shariif kasbaday kalsoonida Soomaalida kadib markii uu muujiyay wax qabad ay la dhaceen.

Doorashadii dhacday shalay intii uu ololaha ugusoo jiray ayaa ballan qaadkiisu ahaa inuu dalka iyo danta Soomaaliyeed wax tari doono.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement