Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Gudoomiyihii hore ee degmada Xamar Weyne oo xalay Geeriyooday

Muqdisho-( Rajonews )-Allaha u naxariistee waxaa Xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho Guddoomiyihii hore ee degmada Xamarweyne C/laahi Sahal Ibraahim Gardhuub.

Wararka ayaa sheegaya in Guddoomiyaha uu xanuunsanaa maalmihii ugu danbeeyay isla markaana Xalay uu ku geeriyooday mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho.

Sidoo kale Waxaa Wararku ay sheegayaan in Guddoomiyaha uu Wadnahu Istaagay sidaana uu ku dhintay.

Duqa Muqdisho ayaa Ka Tacsiyeeyey Geerida ku timid Guddoomiyihii hore ee Degmada Xamar Weyne C/llahi Sahal Gardhuub, wuxuuna Alle uga baryay inuu Janadii Fardowso ka waraabiyo.

Maanta ayaa lagu wadaa in lagu aaso Magaalada Muqdisho,inkastoo ay Wadooyinku u Xiran yihiin Arrimaha Doorashada.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement