Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo la joojiyay Maalinta Doorashada

Muqdisho-( Rajonews )-Dowladda Soomaaliya  ayaa sheegtay in la joojiyay dhammaan duulimaadyadii Magaalada Muqdisho 8-da Bishaan  oo ah Maalinta ay dhaceyso doorashada Madadaxweynaha Soomaaliya.

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo duulista Hawada Cali Jaamac Jangali ayaa Warbaahinta u sheegay in maalintaasi aysan jirin doonin Wax duulimaad ah oo imaanaya Magaalada Muqdisho ama ka baxaya.

Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay , waxaan Talaadada iyo arbacadda xirnaan Doona Wadooyinka Muqdisho, iyadoo ay shaaciyeen Maamulka Gobolka Banaadir inaysan jirin dhaq dhaqaaq iyo isku socodka Dadka iyo Gaadiidka.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement