Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Dooda Musharaxiinta oo maanta dhaceysa iyo Laba Koox oo loo kala qeybiyay + AKHRISO

Muqdisho-( Rajonews )-Maanta oo Isniin ah waxaa loo balansan yahay in ay dhacdo doodda musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii ay dooddan baaqatay 31bishii Janaayo sababo la xiriira Internet –ka oo waqtigaa hawada ka maqnaa.

Guddiga qabanqaabada doorashada xilka madaxweynaha ayaa soo saaray jadwalka habka iyo sida ay u dhaceyso dooda, iyaga oo labo kooxood u kala qeybiyay musharixiinta ka qeyb-gali doonta.

Shalay ayay aheyd markii la soo gaba gabeeyay dhageysiga Khudbadaha Musharaxiinta ay ka hor-jeedinayeen Baarlamaanka, taasoo socotay muddo saddex maalin.

Hadaba hoos ka akhriso sida loo kala saaray musharixiinta :

Laga bilaabo maanta ilaa laga gaaray maalinta doorashada oo ku beegan Arbacada nagu soo foolka leh 8da bishan musharixiinta xillka madaxweynaha waxaa ay galin doonaan ololihii ugu adkaa oo ay ku raadinayaan taageerada xildhiibaannada labada aqal.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement