Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHGEYSO: Feysal Cali Waraabe oo ka hadlay Doorashada ka dhaceysa Soomaaliya

Hargeysa-( Rajonews )-Feysal Cali Waraabe oo kamid ah Siyaasiyiinta reer Soomaaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa ka hadlay doorashada madaxweynaha ee ka dhaceysa dalka Soomaaliya.

Siyaasi Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah Siyaasiyiinta Maamulka Soomaaliland ayaa Xildhibaanada labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka soo jeeda degaanada Soomaaliland ugu baaqay in ay doortaan hoggaan samata bixin kara Dalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in Xildhibaanada looga baahan yahay in ay si Cadaalad ah u doortaan hoggaanka ay dooranayaan islamarkaana ka shaqeeyaan samata bixinta dadka Soomaaliyeed.

Waxa uu ka digay in faragelinta ay Dowladdaha Shisheeye ku hayaan Doorashada Soomaaliya, isagoo sidoo kale sheegay in Xildhibaanada Qaranka looga baahan yahay in ay si xur ah oo Xalaal ah codkooda u dhiibtaan.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement