Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Xuseen Carab ” Khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha ma dhamaanayo ”

Muqdisho-( Rajonews )-Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya ahna Mudane ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa ka hadlay khilaafka inta badan dhexmara madaxda Soomaalida, sida Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha oo inta badan isku qabsada awoodaha Xukuumada.

Waxa uu sheegay in uusan joogsan doonin khilaafka soo kala dhexgala Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ilaa laga helo Ra’iisul wasaare la socda halka uu dalka marayo, fahamsanna bulshada Soomaaliyeed danahooda.

Sidoo kale waxa uu sheegay Doorashadii 2012-kii in ay ka wanaagsan tahay midan, maadaama soo xulista xildhibaanada ay ka qeyb qaateen dad fara badan, sidoo kalena shacabka ay si weyn u soo dhaweeyeen Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Farmaajo.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement