Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo sheegay inuu Fashilmay Shariif Xasan

Baydhabo-( Rajonews )-Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si kulul u eedeeyay madaxweynaha maamulkaasi Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, iyagoo ku tilmaamay Hogaamiye Fashilmay oo wali ku sii dhagan xukunka.

Mooshin ka dhan ah Shariif Xasan ayaa ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta Maamulka Koonfur Galbeed, waxaana wada qaar kamid ah xildhibaanada maamulkaasi, kuwaasoo shariif xasan ku eedeeyay inuu ku fashilmay hogaaminta maamulka Koonfur Galbeed.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement